Nabad sugida Jubbaland oo soo bandhigtay nin soo xirtay lebiska Dumarka (Daawo Sawirro)

Ciidamada Nabad suggida Maamulka Jubbaland ayaa soo qabtay nin xirnaa dharka dumarka oo ku sugnaa Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose. War ka soo baxay Nabad sugida Jubbaland ayaa lagu sheegay in Ciidamada Ammaanka xog ay heleen ay sahashay in ninkan gacanta lagu soo dhigo, ayna wadaan baaritaano la xiriira ujeedada ka dambeysa. “Ciidamada Nabad … Continue reading Nabad sugida Jubbaland oo soo bandhigtay nin soo xirtay lebiska Dumarka (Daawo Sawirro)